Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere
Khamiis, May 17, 2012 kaxda.net
Diyaaraha ciidammada NATO oo ka geysteen Xeebta degmada Xarar dheere ee gobolka Mudug, iyadoo kalluumeysada deegaannadaasina ay dowladda Soomaaliya ugu baaqeen in ay wax ka qabato dhibaatada halkaasi ku heysata.(Sii Akhri)
Qoysaska ku Dhaqan Deegaanka Deg-Ilima ee Gobolka Jubada Hoose oo ka Cabanaya Dhibaatooyin Nolol Xumo
khamiis, May 10, 2012
Qoysaska danyarta ah ee ku dhaqan deegaanka Deg-ilima oo hoostaga degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxa soo wajahday xaalad nolol xumo oo aad u liidata.(Sii Akhri)
Duqeymo lala dhacay Saldhigyo Shabaab ay ku leeyihiin Afgooye
Arbaco, 02, May 2012 kaxda.net
Xalay ayaa la sheegay in mar qura degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose laga maqlay Madaafiic xooggan oo sida la tilmaamay lagu garaacayay Xarumo Al Shabaab ay ku leeyhiin halkaasi.(SiiAkhri)
Al Shabaab: Dad badan ayaa ku halaagnay qaraxii Dhuusamareeb
Arbaco, 02, May 2012 kaxda.net
Afhayeenka Al Shabaab Sheekh Cali Max'ud Raage (Cali dheere) ayaa sheegtay Mas'uuliyadda qaraxa Ismiidaamin ah oo ka dhacay Baar ku yaalla Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud oo ay ku sugnaayeen Mas'uuliyiin badan.(SiiAkhri)
Waddooyin ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho oo la xiray
Talaado May 01, 2012 kaxda.net
Saakay Waaberigii ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa booliska waxa ay xireen waddooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwa gala Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.(SiiAkhri)
Ciidamadda ammaanka oo Xabsiga dhigay Guddoomiyeyaasha Ururrada NDB iyo JAMHUURIGA
Talaado 01, May 2012 kaxda.net
Ciidamada ammaanka ee Hargeysa ayaa waaberigii saaka xabsiga u taxaabay masuuliyiinta Ururrada Jamhuuriga Axmed Sandoon Xasan iyo NDB Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan iyo xubno kale oo ka tirsan Ururradaas, kuwaasoo ay ka mid yihiin Axmed Cali Dable iyo Odowaa oo ka tirsan ururka Jamhuuriga.
Qarax ka dhacay Magaalada Nairobi oo dhimasho iyo dhawac Geystay
Axad, Abriil 29, 2012 kaxda.net
Qarax bam oo saaka ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimada Kenya ayaa la xaqiijiyey in uu geystey dhimasho iyo dhaawac.Qaraxan ayaa lagu weeraray kaniisad ku taal magaalada Nairobi .(SiiAkhri)
Godane oo lagu daray liiska 100-ka qof ee aduunka laraadinaayo,
Sabti, 28 April 2012 kaxda.net
Magazine-ka caanka ah ee TIME ayaa soo bandhigay magacyada 100 qof oo ay ku sheegeen in ay yihiin 100-ka qof ee aduunka laga heybeysto. Magacyada waxaa ku jira Ahmed Abdi Godane oo ah ninka madaxda u ah kooxda Al Shabaab.(SiiAkhri)
Raaso ayaa ka mid noqotay,Barnaamij ay Ku Baxayso Lacag Ka Badan 13 Milyan oo Dollar oo ay Wadajir u fulinayaan Hayadaha UN ayaa 10 Degmo loo Xushay
Sabti, Abriil 14, 2012 kaxda.net
Raaso ayaa ka mid noqotay. Hirgalinta Guud ahaan mashruucan ayaa loogu talo galay deegaanada federaalka ee dibu dhacay kana mid yahay deegaanka soomaalidu,(Sii Akhri)
Casho sharaf loogu sameeyay Ergooyinkii Raaso Hoolka Shirarka ee (SMCX)
Arbaco, Abriil 11, 2012 kaxda.net
Waxaa Hoolka Shirarka ee Sayid Maxamed Cabdule Xasan lagu Qabtay Casho Sharaf loogu talo galay Qurbajoogta iyo ergooyinka Degmada Raaso ee u yimid Shirwaynihii Diredawa ee soo gabagaboobay,(SiiAkhri)
Maryan Qaasim oo loo doortay guddoomiyaha Xisbiga TAYO oo xalay lagaga dhawaaqay Gobolka Minnesota
Axad, Abriil 01, 2012
Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa looga dhawaaqay xalay xisbi siyaasadeed cusub oo ay guddoomiye ka tahay Maryan Qaasim,(SiiAkhri)
Former Defense Minister General Mohamed Ali Samatar Urges Somalia military to restore dignity of the armed forces
Thursday, April 12, 2012
Somalia's former Defense Minsiter Gen. Mohamed Ali samatar urged military personnel to restore the dignity of the country's military. Mohamed Ali Samatar was one of the ruling Generals in the ousted military government of Mohamed Siad Barre before it was overthrown in 1991.(Read More)
David Cameron has called on"the whole of the world" to get behind war-torn Somalia to turn it into a safer and more prosperous place.
Representatives from more than 50 governments and international organisations, including US Secretary of State Hilary Clinton, are due to attend the London Somalia Conference on Thursday to discuss how to tackle "piracy, terrorism, conflict, poverty and famine" in the nation.(ReadMor)
Rap artist 50 Cent visits Horn of Africa with UN food relief agency
The rap star Curtis Jackson, known as 50 Cent, was able to see first-hand the food crisis in the Horn of Africa region during a field visitto Somalia and Kenya this week that was hosted by the (Read More)
Somalia: UN and partners urge leaders to end stand-off over Speaker
Tuesday, December 20, 2011
A joint delegation of the United Nations, the African Union and a regional organization has urged Somalia's transitional institutions to quickly resolve a political stand-off triggered by last week's passing by Parliament of a vote of no-confidence against the Speaker, Sharif Hassan Sheikh Aden.(Read More)
African Union renews calls for no-fly zone over Somalia, wants 3 ports blockaded
Sun, December 04, 2011
The African Union (AU) has renewed its earlier calls for a no-fly zone over Somalia and additional sanctions to blockade three ports in Southern Somalia with a view to cutting off supplies to Islamic militants in Somalia. They also welcomed the decision of Ethiopia to support AMISOM and the Transitional Federal Government (TFG) and Kenya's operation in Somalia.(SiiAkhri)
African Union Considers Sending Ethiopian Troops to Somalia.
Friday, November 18th, 2011 The African Union is considering an ambitious plan to stabilize Somalia that could involve using thousands of Ethiopian troops to open a new front against the Shabab militant group, officials of the union said Thursday (Read More)
US spy drone crashes in Somali city: witnesses,
An unmanned US spy drone has crashed in Somalia's southern port city of Kismayu, a bastion of the Al Shabaab Islamist group, according to a rebel official and residents.(ReadMore)

















